Wariye la afduubtay oo Sabab u noqday in diyaarado badan joojiyaan Duulimaadyo Caalami ah

Qaar kamid ah shirkadaha waa weyn ee diyaaradaha Yurub ayaa joojiyay in ay duulimaad ku tagaan dalka Belarus sidoo kale isticmaalaan hawada dalkaasi, kadib markii dhawaan diyaarad rakaab si qasab ah loogu dejiyay garoon kuyaala dalkaasi. Diyaarad ay laheyd shirkada Ryanai oo mareysay hawada dalka Belarus ayaa lagu qasbay in ay weeciso duulimaadkeeda kana degto … Continue reading Wariye la afduubtay oo Sabab u noqday in diyaarado badan joojiyaan Duulimaadyo Caalami ah